Latest Article

6/recent/ticker-posts

Sheeko Xikmadaysan

Ninba bari magaalo wayn dhex lugeeyay, isago iska socda wax hadaf ahna aan lahayn.

Marki uu inbadan socday ayaa waxa uu gaadhay meel isgoys ah, oo dhawr wado iska gooyan.

Kadib inta uu istaagay ayuu nin waayel ah oo meel udhaw maraya waydiiyay" Inta uu farta ku fiiqay mid kamida wadooyinki ayu ku idhi, wadadaasi halke ayay i gaynaysaa"?? Ninki waayeelka ahaa ayaa isla isagii su'aal ku celiyay oo ku idhi adigu halkeed ku socotay???

Ninkii aya idhi "waan iska socday oo ma jirto meel ii qorshaysan oon kusocday"

Ninki waayeelka ahaa ayaa isagoo yaaban ku yidhi waddadaad doonto hadaa mar kolay mid walba meel uunbay ku gaynee..


 Dulucda sheekada.


Hadaf la'aani waa nolol la'aan.

Post a Comment

0 Comments